Используйте приложение APKPure
Историческую версию Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU можно получить на Android
Waa Asbuuca Hidaha Ие Dhaqanka Jamacad PSU Garowe Lagu Qabtay 12/2015
Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa , gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan , sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado ,waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN , waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU , wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusanLast updated on 15/01/2017
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Загрузил
Chí Nguyện
Требуемая версия Android
Android 4.1+
Категория
Жаловаться
Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU
1.0.2 by Abdirahman-Hassan
15/01/2017